Galmudug: Tababbarka kor loogu qaadayo aqoonta haweenka warbaahinta oo ka fumray Dhuusamareeb Shabakadda Media Women Network, ayaa maanta (14-Agoosto-2022-ka) 12 haween ah uga furtay magaalada Duusamareeb tababbar aqoontooda warbaahineed kor…
Somali Training
-
-
Media Women Network oo kaashanaysa hay’adaha IMS-FOJO, ayaa maanta (24-July-2022) u soo xirtay 10 haween ah tababbar socday sedex beri oo ku saabsanaa tababbarka tababbarayasha warbaahinta. Tababbarkan ayaa ujeedku yahay…
-
Somali TrainingTraining
Muqdusho: Tababbar socday sedex beri oo ay iska kaashadeen Media Women Network iyo UNSOM oo maanta la soo gabogabeeyay
by MWNby MWNMaanta oo ay taariikhdu tahay 20-ka Janaayo 2022 waxaan magaalada Muqdisho kusoo xirmay tababar aad u ballaaran oo abinta Tacadiyada jinsiga iyo daba-galka hannaanka loo maareeyo kiisaska noocaan ah ee…
-
Somali TrainingTraining
Baydhabo: Tababbar ku saabsanaa awoodsiinta hogaanka ee haweenka warbaahinta oo maanta furmay
by MWNby MWNUrurka Media Women Network oo kaashanaya hay’adaha IMS-FOJO, ayaa maanta (-1-Sep- 2021, tababbar soconaya laba maalmood u qabtay 12 haween ah oo ka kala socda qaybaha kala duwan ee warbaahinta…
-
Shabakadda Media Women Network ayaa maanta soo gebo-gabasay tababar socday ku dhawaad hal sano, oo ay ka qaybgaleen 11 haween ah oo kala socday qayabaha kala duwan ee warbaahinta Soomaaliya.…
-
Somali TrainingTrainingUncategorized
TABABAR KU SAABSAN HOGGAAMINTA WARBAAHINTA OO LOO QABTAY 12 HAWEEN AH OO WERIYAYAAL AH
by MWNby MWNGaroowe, 4-5 April, 2021: Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa maanta lagu soo gabogabeyay tababar socday labo maalmood oo lagu baranayey hoggaaminta Warbaahinta, kaasoo loo qabtay 12-haween ah oo…
-
Somali TrainingTraining
Kismaayo: Tababar ku saabsan maamulka iyo hogaaminta oo loo qabtay 12 dumar a
by MWNby MWNTababbar ay ka qaybgalayaan 12 Haween ah, oo ka kala socda qaybaha kala duwan ee warbaahinta laguna baranayo hogaaminta iyo maamulka warbaahinta ayaa ka furmay maanta (30-Nov-2019,) magaalada Kismaayo ee…
-
Somali TrainingTraining
Tababbar ku saabsan maamulka iyo hogaaminta oo maanta lagu qabtay Baydhabo
by MWNby MWNMagaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay maanta (19-Nov-2019-ka) waxaa ka furmay tababbar hal maalin oo ku saabsan sida haweenka ka shaqeeya warbaahinta ay ugu biiri karaan maamulka iyo hogaaminta xarumaha…
-
ImpactSomali TrainingTraining
Garoowe: TABABAR KOR LOOGU QAADAYO XIRFADDA GABDHAHA WERIYEYAASHA AH OO LAGU QABTAY GAROWE
by MWNby MWNGarowe, 17- October, 2019: Tababar ay ka qeyb-gelayaan 12 gabdhood oo ka kala yimid qaybaha kala duwan ee warbaahinta laguna baranayo kor u qaadidda xirfadda gabdhaha weriyeyaasha ah si ay…