Afartan (40) gabdhood oo ka kala socday warbaahinta qaar kamid ah maamullada iyo gobolka Banaadir ayaa MWN u qabatay tababbar la xariira hab maamulka warbaahinta, tababarkaan ayaa ka kala dhacay…
Somali Training
-
-
Somali TrainingTraining
WERIYEYAASHA 6- MAGAALO OO FURSAD U HELAY BARASHADA HABKA LOOGA WARRAMO WARARKA MAXKAMADAHA.
by MWNby MWNMedia Women Network oo kaashaneysa Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa tababar ku saabsan tebinta iyo helidda wararka Maxkamadaha iyo ka warramidda haweenka ee warbixinnada caddaalladda iyo arrimaha Garsoorka…
-
Somali TrainingTraining
JOWHAR: SIDEE WARBAAHINTU KU HELI KARTAA SHEEKOOYINKA GARSOORKA UNA GAARSIIN KARTAA DADKA
by MWNby MWNSoddon weriye oo ku sugan magaalada Jowhar ayaa maanta loo soo xiray tababbar ku saabsanaa tebinta sheekooyinka la xiriira dacwadaha garsoorka iyo xuquuqda aasaasiga ee uu leeyahay muwaadinka la soo…
-
Somali TrainingTraining
MUQDISHO: WERIYAYAAL LOO TABABBARAY SHARCIGA AASAASIGA EE DACWADAHA MAXKMADAHA IYO TEBINTOODA
by MWNby MWNTababbar socday muddo Seddax maalin ah oo ku saabsanaa tebinta sheekooyinka maxkamadaha iyo fursadaha ay haweenku u leeyihiin caddaalad helista ayaa soddon ka tirsan weriyeyaasha ka shaqeeya xarumaha warbaahinta ee…
-
Somali TrainingTraining
KISMAAYO: TABABBAR KU SAABSAN KA WARRAMIDDA KIISASKA MAXKMADAHA OO LOO FURAY WERIYEYAAL
by MWNby MWNTababbar ku saabsan ka warramidda iyo xog helista arrimaha garsoorka billowna u ah tababbarro dhaowr ah oo Media Women Network ku qabanayso magaalooyin kala duwan ayaa maanta ka furmay magaalada…
-
Shabakada Warbaahinta Haweenka (MWN) oo ah urur ka shaqeeya horumarinta arrimaha haweenka warbaahinta ayaa u taagan abuuridda hannaan lagu heli karo Haween weriyayaal ah oo leh hal abuur iyo tayo…
-
Somali TrainingTraining
Kismaayo: Haween ka faa’ideystay tababbar ku saabsanaa awoodsiinta maamulka warbaahinta
by MWNby MWNTababbar ay ka faa’ideysteen laba iyo toban haween ah oo ka kala socday xarumaha warbaahinta iyo ururrada saxaafadda ayaa maanta (27-12-2022) lagu soo gabogabeeyey magaalada Kismaayo. Media Women Network oo…
-
Somali TrainingTraining
Kismaayo: Tababbar ku saabsanaa isbedelka cimilada oo loo qabtay 25 qof
by MWNby MWNMedia Women Network oo kaashanaysa xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya (UNSOM), ayaa magaalada kismaayo ku soo gebogabaysay tababbar socday sedex beri, kaas oo ay ka faa’ideysteen 25 weriye oo ka…
-
Somali TrainingTraining
Muqdisho: Weriyeyaal loo tababbaray Tabinta Sheekooyinka Isbeddelka Cimilada.
by MWNby MWNMedia Women Network oo kaashaneysa UNSOM ayaa maanta oo taariikhdu tahay 3-bisha November-2022, 35 weriye tababbar ugu soo xirtay magaalada Muqdisho. Tababbarkan oo socday sedex…
-
Somali TrainingTraining
Muqdishu: Soddon ardey oo loo qabtay aqoon-iswaydaaris ku fursadaha ka bannaan warbaahinta
by MWNby MWNMedia Women Network ayaa maanta (6-Oct-2022) 30 arday oo tirsan ardayda dhigta iyo kuwa sanadkan billaabaya kulliyadda Culuumta Bulshada ee jaamacadda Ummadda qaybta warbaahinta u soo xirtay aqoon iswaydaarsi ku…