Taxanaha COVID19: Saamaynta COVID19-ku ku yeeshay haweenka weriyayaasha ah
Toddobaadkan waxaan qabannay qaybta labaad ee taxanaha barnaamijka COVID19-ka oo ku saabsanaa saamaynta COVID19-ku yeeshay haweenka weriyayaasha ah. Barnaamijka Waxaa ka qaybgalay Wardasagal Axmed Rooble oo ah khabiir warbaahineed iyo…