Muqdusho: Tababbar socday sedex beri oo ay iska kaashadeen Media Women Network iyo UNSOM oo maanta la soo gabogabeeyay
Maanta oo ay taariikhdu tahay 20-ka Janaayo 2022 waxaan magaalada Muqdisho kusoo xirmay tababar aad u ballaaran oo abinta Tacadiyada jinsiga iyo daba-galka hannaanka loo maareeyo kiisaska noocaan ah ee…