Muqdidhu: Farxiyo”Gabdhuhu way ku biir karaan maamulka Warbaahinta”
Farxiyo Maxamed Yuusuf oo ah weriye ku nool magaalada Muqdisho ayaa ka mid noqtay maamulka TV-ga Somnews. Farxiyo oo ka mid ahayd 14 gabdhood oo ka faa’ideystay tababar ay fulisay…
Farxiyo Maxamed Yuusuf oo ah weriye ku nool magaalada Muqdisho ayaa ka mid noqtay maamulka TV-ga Somnews. Farxiyo oo ka mid ahayd 14 gabdhood oo ka faa’ideystay tababar ay fulisay…
Members ka iyo Saaxiibada Media Women Network Halkaas ayaa inoo balana. Media Women Network waa Shabakad ay ku mideysanyihiin gabdhaha ku jira warbaahinta. waxa ayna ka shaqeysaa u qareemidda, awood-siintooda…
Mogadishu, Monday, February 6, 2023: In partnership with the U.N Assistance Mission in Somalia (UNSOM), the Federation of Somali Journalists (FESOJ) and Media Women Network ( MWN) has jointly organized…
Waqti, dedaal iyo habeeno badan oo soo jeed ah kadib 23 bisha Jannaayo ee sanadkan bilowga ayey u suuro gashay Nasro Cabdirisaaq Axmed oo ah saxafiyad hore in ay magaalada…
Sacdiyo Nuur Ciid waa guuleystaha tartanka sheeko qorista ee Makaay Garaare, kaas oo Muqdisho lagu qabtay. 11 sano oo shaqo warbaahin ah ayey kaga shaqeeneysaa warbaahinta madaxa bannaan ee Soomaaliya…
Tababbar ay ka faa’ideysteen laba iyo toban haween ah oo ka kala socday xarumaha warbaahinta iyo ururrada saxaafadda ayaa maanta (27-12-2022) lagu soo gabogabeeyey magaalada Kismaayo. Media Women Network oo…
Sanad walba laga billaabo 25 bisha November illaa iyo 10-ka bisha December waxaa loo asteeyey 16-ka beri ee laga hadlo tacaddiyada haweenka iyo gabadhaha. Media Women Network ayaa soo qaban…
Media Women Network oo kaashanaysa xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya (UNSOM), ayaa magaalada kismaayo ku soo gebogabaysay tababbar socday sedex beri, kaas oo ay ka faa’ideysteen 25 weriye oo ka…
Media Women Network oo kaashaneysa UNSOM ayaa maanta oo taariikhdu tahay 3-bisha November-2022, 35 weriye tababbar ugu soo xirtay magaalada Muqdisho. Tababbarkan oo socday sedex…
Media Women Network implemented training supported with UNSOM, today on the 3rd of November 2022, brought 35 journalists to Mogadishu for training, which lasted for three days was about reporting…