Hormarka Warbaahinta Haweenka Soomaaliyeed
Waqti, dedaal iyo habeeno badan oo soo jeed ah kadib 23 bisha Jannaayo ee sanadkan bilowga ayey u suuro gashay Nasro Cabdirisaaq Axmed oo ah saxafiyad hore in ay magaalada…
Waqti, dedaal iyo habeeno badan oo soo jeed ah kadib 23 bisha Jannaayo ee sanadkan bilowga ayey u suuro gashay Nasro Cabdirisaaq Axmed oo ah saxafiyad hore in ay magaalada…
Sacdiyo Nuur Ciid waa guuleystaha tartanka sheeko qorista ee Makaay Garaare, kaas oo Muqdisho lagu qabtay.11 sano oo shaqo warbaahin ah ayey kaga shaqeeneysaa warbaahinta madaxa bannaan ee Soomaaliya gaar…
Galmudug: Tababbarka kor loogu qaadayo aqoonta haweenka warbaahinta oo ka fumray DhuusamareebShabakadda Media Women Network, ayaa maanta (14-Agoosto-2022-ka) 12 haween ah uga furtay magaalada Duusamareeb tababbar aqoontooda warbaahineed kor loogu…
Media Women Network oo kaashanaysa hay’adaha IMS-FOJO, ayaa maanta (24-July-2022) u soo xirtay 10 haween ah tababbar socday sedex beri oo ku saabsanaa tababbarka tababbarayasha warbaahinta. Tababbarkan ayaa ujeedku yahay…
Kaltuun Musafe Nuur oo tan 2017-2020 ka shaqaynaysa warbaahinta ayaa 17-ki bishan June 2020, loo magacaabay in ay noqoto madax barnaamijyada ee TV Koonfur Galbeed Soomaaliya. Waxay ka mid ahayd…
Cudurka Caronavirus-ka oo ku faafaya gudaha dalka ayaa waxaa muuqata in weriyayaasha ay halis ugu jiraan in cudurkan uu ku dhoco. Qaar badan oo ka mid ah weriyayaasha ayaa wali…
Sagal Beeldeeq Axmed oo ka mid ah gabdhaha ugu firfircoon ee ka shaqeeya warbaahinta Soomaaliland ayaa 28 bishi march 2020, uu mulkiilaha iyo madaxa TV-ga Horn Cable u magacaabay inay…
Caronavirus oo adduunka ku sii faafaya ayaa saamayn kala duwan ku yeeshay nolasha aadamiga sida caafimaadka, dhaqaalaha,waxabarashada iyo guud ahaan isu socodka bulshada caalamka. Cudurkan oo ah mid cusub oo…
Maanta oo kaliya waxay xaqiijisay wasaaradda caafimaadka 36 kiis oo COVID19 ah, taasi waxay caddayn u tahay in cudurka ku faafaya dalka. Haddaba haddii aad isku aragto calaamadaha Caronavirus-ka fadlan…
Waxaa muuqata in kiisaska cudurka dunida aafeeyey ee CARONAVIRUS-ka ay sii kordhyaan maalinba maalinta ka dambaysa. Wasaaradda caafimaadka ee dowladda federaalka ah, oo warbixin maalinlaha siisa warbaahinta ayaa mar walba…