Waxaa jira haween badan oo aqoon u leh cilmiga caafimaadka hadana kama dhex muuqdaan warbaahinta waliba xilligan ooo u dalka ka jiro COVID19-ka. Sidaad darteed ayaan dood ku saabsan sida lagu isgu dheelitiri karo codadka labka iyo dhedigga ugu casunnay Dr, Siciido Maxamuud Xasan oo bare ka ah jaamacadda Daaha ee magaalada Muqdisho. Waxay aad uga hadlaysaa cabqabadaha jira oo qaarkood dumarka ay sabab u yihiin iyo kuwa dhaqanka. Haddaba halkan ka dhegeyso.
Dhaqtar Siciido oo ka hadlaysa cabaqadaha haysta guud ahaan haweenka
408
previous post