Muqdisho: Waxaa maanta qabuuraha xoogga dalka lagu aasay weriye Maxamed Ciise Koonaa

Qaar ka tirsan weriyayaasha magaalada, agaasimayaasha iyo dadka kale ayaa ka qaybgalay aaska. Alle ha u naxariisti weriye Maxamed Ciise Koonaa ayaa shalay ku dhintay qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgayska Soobbe. Sida uuu sheegay Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dad gaaraya boqol qof ay ku dhinteen halka  ay ku dhaawacmeen 300 oo qof. Waxaa jira weli dad la’ayahay geeri iyo nolal.

Waxaa sidoo kale dhawaac ah laba weriye oo kala ah Feysal Cumar oo u shaqaynayay Reuters, Cabdiqaadir Ok oo ka u shaqeeya VOA qaybta Soomaaliga iyo Ciise Cabdiciise.

Related posts

Barakaca ka dhashay isbedalka cimilada ma sababi karaa tacaddiyada haweenka iyo gabdhaha yaryar.

SMSJ has remembered the International Day to End Impunity for Crimes against Journalists (IDEI) – 2022.

GAROOWE: WAREYSI KU SAABSAN SIDA AY XOGTA KU HELAAN WARIYEYAASHA